Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka wadahadleen Axmed Madoobe iyo Aadan Barre Ducaale?


Ducaale (bixida) iyo Axmed Madoobe
Ducaale (bixida) iyo Axmed Madoobe

Wasiirka Difaaca Dowladda Kenya Aadan Barre Ducale ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya oo ay ku sugan yihiin ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee qeybta ka ah hawlgalka ATMIS ee Midowga Africa.

Aden Barre ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Caasha Ibrahim Aden (Caashacuud) ayaa booqashan iyo arrimo kaleba ka waraysatay madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan. Ugu horrayn waxa uu ka hadlayaa booqashada wasiirka difaaca Kenya.

Wareysiga Maxamuud Sayid Aadan.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

XS
SM
MD
LG