Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska: Haweenka iyo daawashada cayaarihii adduunka


Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska waxa uu ku saabsan yahay gabar iyo hooyadeed oo cayaarihii koobka adduunka ee kusoo dhammaaday Qatar wada daawanayey ayaga oo kala taageeraya laba dal.

Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska: Gabdhaha iyo daawashada cayaarihii adduunka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:40 0:00

XS
SM
MD
LG