Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Meydadka 30 muhaajiriin Itoobiyaan ah oo laga helay dalka Zamiba


Map of Kabwe, Zambia
Map of Kabwe, Zambia

Meydadka dad ku dhow 30 muhaajiriin ah oo la sheegay in ay ka soo jeedaan dalka Ethiopia ayaa saakay laga helay xaafad ku taalla duleedka magaalada Lusaka ee caaismadda dalka Zambia.

Meydadkaasi ayaa mas’uuiyiinta jaaliyadda Soomaalida ee Zambiya ay sheegeen inaysan Soomaali ku jirin, iyada oo markii hore wararka horudhaca ah ay sheegeen inay Soomaali ay ku jirto.

Haddaba, Maxamuud Maxamed (Hiiraan), guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia ayaa Caasho Ibrahim Aden oo kula xiriirta khadka teleefanka waxa uu uga warramay sida lagu xaqiijiyay meyadadkaasi iyo sababka dhimashadooda.

Maydadka muhaahiriin Itoobiyaan ah oo laga helay Zambia.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG