Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan 'xasuuq loo geystay' maxaabiis u dhalatay qowmiyadda Tigray

FILE - Armed Tigray forces ride through the streets in open-top trucks, in Mekele, the capital of the Tigray region of northern Ethiopia, Oct. 22, 2021. A new report says detained Tigrayan soldiers were massacred at a camp in southern Ethiopia in November

Warbixin ay daabacday jariidadda Washington Post ayaa lagu sheegay in ilaalada Itoobiya iyo dad tuulo joog ah ay 83 maxbuus oo u dhashay qowmiyadda Tigray ay ku xasuuqeen xero ku taala koonfurta Itoobiya bishii November ee sannadki hore.

Warbixintu waxay ku tilmaantay dilkii ugu khasaaraha badnaa ee loo geysto askarta xabsiga ku jirta tan iyo markii uu dagaalka Tigray bilowday in ka badan laba sano ka hor.

Warbixin uu qoray wargeyska Washingon Post oo ay VOA soo xigatay waxaa inoo soo koobeysa Caasha Ibrahim Aden.

Xasuuqa Maxaabiista Itobiya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:50 0:00

XS
SM
MD
LG