Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Meydadka arday Soomaali ah oo laga helay burburka dhul-gariirkii Turkiga


Dadka uu khasaaruhu ka soo gaaray dhul-gariirkii Turkey waxaa ku jira dadka Soomaalida ah oo ku noolaa dalkaas, iyada oo shalay la helay meydadka laba ka mid ah ardayda Soomaalida ah ee wax ka baranaysay Turkiga.

Cabdikariim Nuur Cusmaan oo ay walaalo yihiin Maxamed Nuur Cismaan oo ka mid ah dadka dhintay ayay Caasho Ibrahim Aden kula xiriirtay khadka talefoonka ee magaalada Muqdisho, waxaana uu uga warramay geerida ku timid walaalkii iyo waxa uu baranayey.

Meydadka arday Soomaali ah oo Turkiga laga helay 2.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:44 0:00

XS
SM
MD
LG