Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda Soomaalida Turkey kadib dhul-gariirkii ku dhuftay


Hawlwadeenada samatabixinta wada ee Turkiga ayaa la hirdamaya waqtiga iyo cimilada qabow maanta, si ay u helaan dad badbaaday oo ku hoos jira dhismayaasha uu burburiyay dhul-gariirkii xoogga badnaa ee halkaasi ka dhacay Isniintii oo ay ku dhinteen in ka badan 11 kun oo qof.

Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda dhulgariirka iyo dad Soomaali ah oo la sheegay in la la’aa ayaa Caasha Ibrahim Aden ay waraysi kala yeelatay Cawaale Axmed Garfac oo ku sugan magaalada Gaziantep oo ka mid ah meelaha uu sida weyn dhulgariirku u saameeyey.

Waxa uu ka hadlayaa laba dhallinyaro, oo mid uu yahay Soomaali kan kalana Jabuuti oo uu noo sheegay in maydkooda la helay magaalada Kahramanmaraş kadib dhulgariirkii.

Wareysi: Xaaladda Soomaalida Turkey kadib dhul-gariirkii ku dhuftay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:38 0:00

XS
SM
MD
LG