Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Howlgallada diyaaradaha Ruushka ee Ukraine oo hoos u dhacay


Wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Britain ayaa Isniinta sheegtay in tirada howlgallada ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee taatikada ee Ruushka ee dul heehaabaya Ukraine ay si aad ah hoos ugu dhacday oo ay u badan tahay tobanaan howlgal maalintii, marka la barbar dhigo kuwa sare oo gaaraya 300 maalintii.

Cusbooneysigeeda xagga sirdoonka oo la soo dhigay Twitter-ka, ayay wasaaraddu sheegtay in Ruushka uu waayay in ka badan 60 diyaaradood.

Warbixintan oo ay qortay VOA-da waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aden.

Howlgallada diyaaradaha Ruushka ee Ukraine oo hoos u dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

XS
SM
MD
LG