Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Amniga Sweden


Booliiska Malmo, Sweden, Nov. 12, 2015.
Booliiska Malmo, Sweden, Nov. 12, 2015.

Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay mas'uuliyiinta amniga ee dalkaasi Sweden oo ka digay in xubno horey ugu biiray ISIS oo kusoo laabtay waddankaasi inay gaystaan falal khalkhal amniga geliya.

Waxay arrintan kusoo beegmaysaa iyadoo weerarro ay ka dhaceen Faransiiska iyo Biljamka kuwaasi oo ay gaysteen xubno hore uga tursanaa ISIS.

Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti noogu ah Xamse Cumar Xoor-Xoor oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Degaanka.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Martida
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:45 0:00

XS
SM
MD
LG