Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Wareysatay Wasiirka Caafimaadka DFS


Wasiirka Caafimaadka Xaawa Xasan
Wasiirka Caafimaadka Xaawa Xasan

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Xaawo Xasan Maxamed oo ku sugan magaalada London ayaa sheegtay in dhaqaale-xumo darteed ay u socon la' yihiin qorshisii wasaaradda.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Xaawo Xasan Maxamed oo ku sugan magaalada London ayaa sheegtay in dhaqaale-xumo darteed ay u socon la' yihiin qorshisii wasaaradda.

Waxyaabaha u xayiran lacag la’aanta haysata wasaaradda, ayaa waxaa ka mid ah isku dayadii lagu baahinayay adeegga caafimaadka aas-aasiga ah ee dalka Soomaalia.

Waxaa sidoo kale Wasiirku ay ku sheegtay waraysi ay siisay VOA in ay wasaaradda caafimaadku ka hortagi doonto ka ganacsiga dawooyinka dhacay oo dhibaato baahsan ay dadku kala kulmaan.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayay ugu warantay magaalada London, waxaana ay ku bilaabaysaa waxa u qabsoomay wasaaradda muddadii ay xilkan haysay.

Wareysi: Wasiirka Caafimaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:20 0:00

XS
SM
MD
LG