Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sanad guuradii 9-aad ee ka soo wareegtey markii dib loo furey laanta Af-Soomaaliga ee Idaacadda VOA.
Waxaan kusoo qaadaneynaa aragtida ay dadweynaha ka qabaan iyo sidoo kale madaxa VOA Cabdiraxmaan Yabarow oo ka jawaabaya su’aalaha dhageystayaasha.