Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ilmaha Somalia Oo Ka Qeyb Galaya Tartanka Carabta


Ciyaartoy
Ciyaartoy

Ciyaartoy matalaysa iskuulka Muqdisho, ayaa ka qeyb galaya tartan kubadda cagta ah oo ka dhacaya magaalada Dooxa ee Dalka Qatar, iyadoo kulan xiiso badan beri ay la ciyaari doonaan dhigggooda Qatar.

Tartankan oo dhowr iyo toban dowladood oo Carbeed ay ka qeyb galayaan, ayaa dhalinyarada ka qeyb galaysa ay da'dooda tahay 11 sano jir

Maxamed Cismaan (Naastaro) oo ah madaxa maamulka kooxdaasi ardeyda Muqdisho, ayuu wariyahayaga Jamal Axmed Cismaan uga waramay tartankaasi Jeem Cup.

Dhageyso Da'yarta Iskuulka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

XS
SM
MD
LG