Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Yacquub Maxamed Cabdalle


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan isbeddelada muddooyinkii ugu dambeeyey ku yimid cimiladda adduunka oo saameyn weyn ku yeeshay nolosha aadamaha ku nool , iyadoo ay soo baxday casbi weyn oo laga qabo in jasiiraddo hadda jira oo ku yaalla gudaha badda ay suuli doonaan sanadaha soo socdo maadaama biyuhu ay ku soo sikanayaan, waxaana marti ku ah Yacquub Maxamed Cabdalle oo u shaqeeya hay’adda Qaramada Midoobay oo ka hadlay saameynta ay isbeddellada cimilada aduunku ay ku yeesheen nolosha aadamaha.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.

Barnaamijka Wicitanka Dhageystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:27 0:00

XS
SM
MD
LG