Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Fartuun Cabdisalaam Aaden


Barnaamijka Martida Makaroofanka ayaa waxaa todobaadkan marti ku ah Fartuun Cabdisalaam Aaden oo todobaadkan abaal marin lagu gudoonsiiyay Jaamacadda Harvad ee dalkan Mareykanka.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Dahgeyso Barnaamijka Martida Makaroofanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:44 0:00

XS
SM
MD
LG