Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoggaamiyaha Cusub Ee Taalibaan Oo Farriin Soo Diray


Hoggaamiyaha cusub ee Taalibaan Mullah Akhtar ayaa sheegay in dhammaan go’aammada la qaadan doono ee ku saabsan nabadda iyo dagaalka ay noqon dooonaan kuwo ku dhisan shareecada Islaamka.

Hoggaamiyaha ayaa sheegay in in maamulkiisu uu hubin doono in la mideeyo dhammaan dadaallada uu wado ururka Taalibaan, isagoo sheegay in xilkan uu horay ugu wareejiyey hoggaamiyiihii hore ee Taaliban Mullah Cumar xilligii uu noolaa uuna hawsha halkaasi ka sii wado doono.

XS
SM
MD
LG