Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha waxaana marti ku ah Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ah madaxa hay’adda cilmi baarista iyo wadatashiga ee (CRD) oo ka hadlaya booqashada madaxweyne Obama faa’iidooyinka ay u leedahay Afrika.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa inala socodsiinaysa.