Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Prof. Afyare Cabdi Cilmi


Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa booqasho ku joog Bariga Africa. Waxa uu magaalada Nairobi ee dalka kenya uga qeyb galay shirka caalamiga ah ee hal abuurka ganacsiga.

Ka hor shirkaasi wauu wada hadal la yeeshay Madaxweynaha Kenya.

Waa booqashadii ugu horaysy oo isaga oo madaxweyne ah uu ku tago Kenya oo aabihii uu ka soo jeedo.

Obama iyo Kenyatta oo shir jaraa'id wada qabtay ayaa ka hadlay, xirirka labada wadan, waxyaabihii ay ka wada hadleen, la dagaalanka argagixisada gaar ahaan ururka Al-shabab ee Somalia.

Obama ayaa uga sii gudbi doona Kenya dalka Ethiopia.

Barnaamijkeenna Martida ayaan ku falanqeyneynaa Booqasda Obama ee Kenya iyo Ethiopia.

Waxaana Marti ku ah Proffesor, Afyare Cabdi Cilmi oo wax ka dhiga jaamacadda Qadar gaar ahaan qeybteeda siyaasadda.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalka ka dhageyso:

Dhageyso Barnaamijka Martida Makaroofanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:53 0:00

XS
SM
MD
LG