Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxane: Ururrada Xagjirka ee Qaaradda Africa


Waa barnaamijyo taxane ah oo ka kooban 4 qeybood oo ka hadlaya ururada argagixisada ah ee ka jira Africa.

Qaybta 1-aad

Qaybta koowaad ee taxanaha waxa aynu kaga hadlaynaa sababaha aasaaska u ah in dhalinyarada da’da yar ay ku biiraan kooxaha xagjirka ah.

Qaybta Koowaad ee Taxanaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

Qaybta 2-aad

Qaybta labaad waxay ku saabsan taahay raadka ururka ISIS ee kooxaha Waqooyiga iyo Galbeedka Afrika.

Qaybta labaad ee Taxanaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:57 0:00

Qaybta 3-aad

Qaybta saddexaad waxay ku saabsan tahay saamaynta ISIS ee Bariga Afrika.

Qaybta Saddexaad ee Taxanaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:50 0:00

Qaybta 4-aad

Qaybta Afraad waxay ku saabsan tahay jawaabta ay dawladaha Afrika ka bixiyeen korodhka kooxaha xagjirka ah.

Qaybta Afraad ee Taxanaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:52 0:00

XS
SM
MD
LG