Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaydiid: Shirku Cadaado ayuu ka Dhacayaa.


Iyadoo wali uu muran ka taagan yahay goobta uu ka dhacayo shirka dhismaha maamulka gobollada dhexe, ayaa madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale “Qaybdiid” wuxuu VOA u sheegay inuu rajo weyn ka qabo in toddobaadka soo socda uu shirku ka furmo magaalada Cadaado.

Qeybdiid wuxuu sheegay in dowladda Federaalkana ay masuul ka tahay fulinta in kulankaasi ka qabsoomo halkii horey loogu asteeyay oo ah Cadaado. Dhinaca kale, waxa uu sheegay in uu ka mid yahay musharrixiinta u taagan madaxtinimada maamulkaasi, haddii uu ku guuleysan waayana uu la shaqeynayo ciddii kale ee loo doorto xilkaasi.

Wareysida Qaybdiid
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG