Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Arrimaha Saldhiga u ah Xagjirnimada


Waddaada Islaamka waxaa dagaallo dhiig badan ku daatay ka wada kooxo xagjir ah oo doonaya inay minja-xaabinayaan maamullada waddamadaasi iyo kuwo u hanqaal taagaya inay isku faafiyaan waddamo badan.

Haddaba dhiigga qulqulaya oo uu ugu badan yahay kan dadka Islamaka ayaa murugo iyo walaac badan ku haya shucuubta Islamaka. Haddaba halkee ayuu salka ku hayaa fikirka ay ka duulayaan kooxahan? Sidee ayaase wax looga qaban karaa? Su’aashaas waxaa falanqaynaya weriyahayaga magaalada Qaahira Xuseen Saxnuuni oo warbixintan noo soo diray.

Xagjirnimada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:07 0:00

XS
SM
MD
LG