Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsanyahay gabyaagii hore iyo maansooyinkii ku digashada . iyo jawaabaha ay gabyaaga ka bixiyaan hadba xaaladda ay markaa bulshadu ku sugantahay.
Barnaamijka waxa inoo haya Axmed Faarax Cali (Idaajaa)