Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Saameynta Turkiga ee Soomaaliya


Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay saameynta dalka Turkiga ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Cali Ciise Cabdi oo ah madaxa xarunta daraasaadka dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada ee geeska Africa, Dr. Maxamed Nuur Gacal wasiirudowlihii hore dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, iyo C/raxmaan Sheekh “Banaadiri” oo bartay xiriirka caalamiga ah.

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:35:52 0:00

XS
SM
MD
LG