Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku Saabsan Khudbadii Obama


Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa xalay jeediiyey khudbaddiisii sanandlaha ahayd ee State of the Union isgaoo ku dhawaaqay in Maraykanka ay dhaaftay daruurtii qalalaasaha dhaqaalaha xilli uu dhaaqaalaha Maraykanu soo kabanayo badi ciidamada Marayakna ee ka dagaalmi jiray Ciraaq iyo Afghanstanna ay waddamadaasi kasoo baxeen.

Madaxwyenaha waxaa kale oo uu Kongareeska ka codsaday inay anasixiyaan qaraar u oggolaanayo inuu xoog u adeegsado la dagaalka kooxda ISIL ee dlaka Siiriya.

Haddaba khudbadddaas dheere ee madexweyne Obama jeedshey, maxey xambaarasaney oo madexweyne Oabama uu xaley diiradda ku saarey. Wariye Sahra Cabdi Axmed iyo Cabdiraxman Yabarow oo labaduba ka tirsan Laantan Af Soomaaliga ee VOA ayaa amuurahaas ka sheekeystey. Sahra ayaa Yabarow ugu horeyn weydiisey sida uu isagu u arko iyo waxa khudbaddani uga duwaneyd kuwii la midka ahaa ee Oabama munaasabaddan oo kale uu horey uga jeediyey

Falanqeynta oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Dhageyso Falaqeynta Khudbaddii Obama
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:06 0:00

XS
SM
MD
LG