Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidanka Sierra Leon oo ka baxaya Somalia


Ciidamada ka socda waddanka Sierra Leone oo qayb ka ah howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dalka ka baxaan oo ay dib ugu laabtaan waddankooda muddo bil gudaheed ah.

Kabixintaanka ciidamada Sierra Leone ayaa lagu sheegay inay ugu wacan tahay kaddib markii la waayay ciidamo waddankooda ka socda oo baddala sababo ay ugu wacan tahay cudurka Ebola.

Magaalada Kismaayo waxaa loogu qabtay xaflad sagootin ah oo dadkii ka qeybgalay uu ka mid ahaa Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo. Maxamed Ismaaciil Shuuriye, kusimaha wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha ayaa Caasho Ibrahim uga warramay socdaalka wafdiga madaxweynaha.

Waraysiga Ciidanka Sierra Leon
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

XS
SM
MD
LG