Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Xaaladda Dadka qaba Xanuunada Dhimirka


Dhowr iyo labaatankii Sano ee ugu dambeyay Somalia waxaa ku soo badanayay dadka uu hayo xanuunka dhimirka. Dagaalada hubeysan, qaraxyada, tahriibka iyo isticmaalka Maandooriyahu ayaa waxay sare u qaadeen Soomaalida xanuunka uu haleelay. Gobolka Hiiraan ayaa ka mid ah goobaha ay dhibaatooyinkaasi ka jiraan.

Weriyaha VOA ee Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa sababaha kordhinaya xaaladaha cudurada dhimirka ee Somalia ka wareystey C/raxmaan Cali Cawaale ( Xabeeb ) oo ka mid ah dadka ku hawlan daweynta iyo xanaaneynta dadka idku buuqa ama xanuunka dhimirka uu haleelo.

Xaggan hoose ka dhegeyso Waraysiga

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG