Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beyle: Khilaafka Jiraa Dhib ayuu Keeni Karaa


Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xaley soo gaarey dalka Imaardaaka Carabta halkaasoo ay ku leeyihiin shirar ku saabsan dib u dhiska dalka. Wasiirka arrimaha dibada Somalia Abdirahman Beyle Ducaale oo ku sugan Magaalada Abu Dhabi Ayaan ka wareystey safarka madaxweynaha iyo waliba balanqaadkii xoghayaha guud ee QM iyo Bankiyada caalamiga ah ay u fidiyeen Somalia shir ka dhacay magaalada Addis Ababa.

Falastin Ahmed Iman ayaa ugu horeyn weydiisey wasiirka ujeedka safarka Madaxweynaha.

Wasiir Beyle
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00

XS
SM
MD
LG