Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warar Cusub oo ka soo Baxaya Weerarkii Canada


Weerarkii shalay ka dhacay xarunta Baarlamaanka magaalada Ottowa ee dalka Canada ayaa ka yaabiyay dadka dalkaas oo aan iyagu u baran dhacdooyinkan oo kale. Ninkii weerarka geystay oo doonayey inuu gudaha u galo xarunta baarlamaanka oo lagu shirsanaa, xafiiska RW-ha dalkuna uu ka ag dhawaa ayaa markiiba la dilay.

Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee weeerarka ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Nuur Kaafi oo ka tirsan Machadka Aminga iyo Diblomaasiyadda ee Jaamacadda Carlton oo ku taalla magaalada Ottowa ee dalka Canada.

Wareysiga hoosta ka dhageyso.

Weerarka Canada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG