Isku xirrada

War Deg-Deg ah

MURANKA XEERKA GARSOONKA


Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf ayaa sheegay in la doonayo in Garsoorka Soomaaliya la hoos geeyo Wasaaradda Caddaaladda ee dawladda. Waxa uu sheegay inaan garsoorka lala socodsiinin shir ay dhowaan qabanqabisay Wasaaradda Caddaallada oo laooga hadlayey heerarka nidaaminta garsoorka. Cabdullaahi Ilakanax waxa kale oo uu sheegtay inaanay dastuurka waafaqsanayn magacaabista Xeer Ilaaliyaha iyada oo aanay ansixin Guddiga Adeegga Garsoorka.

Dhinaca kalena, waxaa eedaynta Guddoomiyaha Maxkamadda ka jawaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Dahair

Eedeynta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo jawaabka Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ka dhageyso xagga hoose.

MURANKA XEERKA GARSOONKA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:20 0:00

XS
SM
MD
LG