Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Budhcad-badeeda iyo Filimada laga sameeyey


Hakeem Shady
Hakeem Shady

Qaar ka mida Shaleemooyinka ama goobaha lagu daawado filimada oo ku kala yaallo gobollo kala duwan oo dalka Maraykanka ah ayaa baahinaya filim laga metelay budhcad badeeda Soomaalida, kaas oo jilidiisa ay ka qayb qaadanayaan dhalinyaro Soomaali ah iyo kuwo ajnebi ahiba.

Filimkan ayaa ku bilaabanaya iyada oo afar dhalinyaro Soomaali ah ay afduubanayaan diyaarad laga leeyahay dalkan Maraykanka, C.xakiin Maxamuud oo ku magac dheer Hakeem Shady waa mid ka mida dhalinyarada sida firfircoon uga qaybgelaysa jilista filimkan, wuxuu VOA uga warbixiyey sida ay filimkan u jileen iyo weliba sheekada uu xambaarsan yahay.

halkan hoose ka dhegeyso waraysiga C.xakiin Maxamuud oo ku magac dheer Hakeem Shady.

Waraysiga Somali Film Metelaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

XS
SM
MD
LG