Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sheekh Umal oo ka Falceliyey Buug Cusub


Isniintii toddabaadkii hore oo ay bisha September ku beegneyd 15ka, waxaan barnaamijka Saaka iyo Caalamka ee Idaacadda VOA ka sii deynay wareysi aanu la yeelanay Cabdi-saciid Cabdi Ismaaciil oo qoray buug uu ku magacaabay “Xadka Riddada Maxaa ka Run ah.” Wareysigaas iyo waxyaabaha buugga ku qoran ayaa haddaba falcelin xoog badani ka timid. Dadka ka felceliyey waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Imaamka Masjika Abuubakar Alsidiiq ee magaalada Nairobi.

Wariyaha VOAda ee Nairobi Yaasiin Ciise Wardhere oo Cabdi-Siciid Cabdi Ismaaciil horay u wareystay ayaa sidoo kale wareystay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo uu marka ugu horeysa weydiiyey aragtidiisa buugga.

Falcelinta Sheekh Umal
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:53 0:00

XS
SM
MD
LG