Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jawaabo Laga Bixiyay Heshiiska G/dhexe


Heshiiska Gobollada Dhexe
Heshiiska Gobollada Dhexe

Dowladda Somalia ayaa faahfaahin ka bixisay heshiis la sheegay in maamulada ka dhisan gobolada dhexe ee Somalia ay shalay ku gaareen magaalada Muqdisho.

Heshiiskaasi oo ay sida la sheegay gaareen madax kala mataleysay gobolada Galguduud iyo Muddug ayaa waxaa ugu muhimsanaa in mabdi’iyan ay dhinacyadaasi isla qaateen inay maamul mid ah dhistaan.

Waxaase soo baxaya dhinacyo diidan heshiiska, oo ay ku jiraan Maamulka Ximim iyo Xeeb iyo qaar ka mid ah saraakiisha maamulka ahlu Sunna ee gobolada dhexe.

Maamulka Puntland ayaa iyaguna diiday heshiiska, waxayna dib ugu yeerteen xubnahooda uga jira dowladda dhexe.

Qeybta hoose ka dhageyso wareysiyada, wasiirka Arimaha Guddaha iyo federalka ee dowladda Somalia Cabdullahi Goodax Barre, Guddoomiyaha Guddiga Fulinta ee Ahlu-sunna Waljameeca, Sheekh Cabdirisaq Al-ashcari, madaxweynaha maamulka Ximin iyo Xeeb Cabdullahi Cali Maxamed (Baar-leex) iyo shir jaraaid oo uu Garoowe ku qabtay Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

please wait

No media source currently available

0:00 0:21:34 0:00

XS
SM
MD
LG