Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cudurka Ebola oo ku sii Fidiya Sierra Leone


In ka badan 10 kun oo qof ayaa isugu soo baxay caasimada Liberia ee Monrovia iyaga oo ka soo horjeeda in deegaankooda laga furo xarun lagu karantiilo dadka uu ku dhaco cudurka Ebola, hasa yeeshee wasaarada caafimaadka ee Liberiya ayaa sheegtay in xaruntu ay muhiim u tahay in lagula dagaalamo in cudurku uu faafo, iyadoo dadka reer Liberia ay u baahan yihiin in ay aaminaan shaqaalaha caafimaadka.

Haddaba cudurka Ebola oo dad badan ay qaadeen dalal ku yaala galbeedka Afrika, aadna u fidaya ayaa Ibrahim Hassan Daandurey uu khadka telefoonka kula xiriiray Dr. Mohamed Abdullahi Hagi Aden oo ku takhasusay daweeynta xanuunada gudaha, kana shaqeeya cusbitaalka Regions Hospital oo ku yaala magaalada S.Paul ee gobolka Minnisota, wuxuuna ugu horeyn weydiiya waxa keena cudurka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:37 0:00

XS
SM
MD
LG