Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida iyo Jeylani Nur Ikar


Jeylaani Nuur Iikar
Jeylaani Nuur Iikar

Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Jeylaani Nuur Iikar oo ah guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya. Jeylaani ayaa ka hadlaya dilalkii loo geystay xildhibaannada iyo saameynta ay arrintaasi reebtay.

Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Jeylaani Nuur Iikar oo ah guddoomiye-kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya.

Jeylaani wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa dilalkii loo geystay xildhibannada baarlamaanka iyo sida ay arrintaasi u saameysay xildhibaannada.

please wait

No media source currently available

0:00 0:15:53 0:00

XS
SM
MD
LG