Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Gaar ah: General Aden Cilmi


Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya jeneraal Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarsho) ayaa sheegay in ciidamo dhan 570 oo ah guutada kumaandowsta ee Danab ay Dawladda Maraykanku u tababarayso Soomaaliya sannadkan. Waxa uu sheegay in durba la tabavaray unuggii ugu horreeyey oo dhan 150 Askari, tababarka unugga labaadna haatan socdo. Waraysi gaar ah oo uu siiyey VOA waxaa la yeeshay Haaruun Macruuf.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00

XS
SM
MD
LG