Magaalada Muqdisho waxaa shaley galinkii dambe lagu soo gabagabeyey shir maalmahanba looga hadleyey sidii wax looga qabanlahaa amniga qaran.
Raysalwasaaraha dawladda federalka ah ee Somalia, Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa waxuu gabagabdii shirkaasi ka sheegay inay u gudbiyeen barlamaanka sharci u ogolaanaya abuurida ciidamada la dagaalanka argagixisada
Sahra Abdi Ahmed ayaa warbixintan ku eegaysa.