Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saddex Qof oo lagu Dilay Magaalada Baydhabo


Saddex qof oo midkood uu yahay sarkaal ka tirsan ciidanka Dawladda Federalka Somalia oo la sheegay in guryahooda lagala baxay ayaa la dilay, ka dibna iyaga oo la gowracay meydkooda waddada magaalada la soo dhigay.

Dhinaca kalena, ururka Alshabab ayaa la wareegay gacan ku haynta xerada Daynuunaay ee ku taalla duleedka magaalada Baydhabo, ka dib markii, sida lagu soo waramayo, ay ciidanka dawladda Somalia ee xerada joogay iskaga baxeen.

Faahfaahinta wararkaas ayaa Sahra Ciidle Nuur ka wareysatay wariyaha VOAda Mukhtaar Maxamed Catoosh
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00
XS
SM
MD
LG