Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Dhimasho ka Dhalatay Xabsi la Jabsaday


Qaar ka mid ah maxaabiista xabsiga dhexe ee magaalada Hargaysa ayaa isku dayey maanta inay ka baxsadaan xabsigaasi. Mid ka mid ah ciidanka ilaalada xabsiga ayaa dhintay, waxaana mas'uuliyiintu sheegeen in maxaabiistii samaysay isku dayga gacanta lagu dhigay.

Weriyahayaga Hargaysa Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa dhacdadan ka waraystay Wasiirka Caddaaladda ee Somaliland Xuseen Axmed Caydiid, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sida ay wax u dhaceen.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:03 0:00
XS
SM
MD
LG