Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Shirweyne Amniga ah oo Maanta Furmay


Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka furmay shirweyne qaran oo looga hadlayo amniga iyo xasilinta waddanka. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shirkan, waxaana ka qaybgalaya khubaro dhinaca amniga ah, culimaa'uddiin iyo saraakiil ka tirsan AMISOM.

Wariyaha VOAda Axmed Xasan Colaad ayaa warbixin arrintaas ka hadlaysa Muqdisho kasoo diray.

Dhinaca kalena, khubarada shirkaasi ka qaybagalaysa waxaa ka mid ah Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah Khabiir ku takhasusay Xiriirka Caalamiga ah, gaar ahaan Amniga Qaranka iyo Siyaasadda Arrimaha Dibedda .

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay ujeeddada shirkan.


Warbixinta iyo wareysiga hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:38 0:00
XS
SM
MD
LG