Barnaamijka Wicitaanka Dhageysaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiirka Boosaha iyo Isgaarsiinta ee DF ee Somalia, mudane Maxamed Aadan oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.