Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalluumaysatada Puntland oo la siiyay Kaarar Aqoonsi:


Iskaashatada Kalauumaysatada gobolka Bari ee Puntland ayaa loo qaybiyay Kaararka Aqoosiga ay ku galayaan badda si ay kalluunka uga soo jilaabtaan, iyadoo la sheegay in Kararkaasi la siin doono dhamaan kalluumaysatada ka hawl gala xeebaha Puntland si looga hor tago in budhcad badeed kalumaysato iska dhigaysa ay baddaha galaan.

Kararkan aqoonsiga Kalluumaysatada ayaa la sheegay in ay adagtahay sida loo been abuuro ama sawir kale looga samaysan karo. Sahra Ciidle Nuur ayaa arimahaasi ka waraysatay Gudoomiyaha Iskaashatada Kaluumaysiga degmada Boosaaso Maxamed Cabdi Cusmaan oo ay ka waraysatay ilaa hada tirada la siiyay Kaararka aqoonsiga iyo cidda hawshaasi fulisay.

Hoos ka dhegayso waraysiga oo Dhan:
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00
XS
SM
MD
LG