Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia iyo Kenya oo ka wada Hadlay Aminga


Wasiirrada arrimaha gudaha ee Somalia iyo Kenya ayaa kulan ku yeeshey magaalada Nairobi, kaas oo ay kaga hadlayeen sida laga yeelayo boqolaal Soomaali ah oo dhowaan ciidamada amniga Kenya ay ku soo qabqabteen hawlgal ka dhan ah dadka sharcidarrad waddanka ku jooga.
Intooda badan dadkaasi waxay ku xiran yihiin garoonka cayaaraha ee Kasarani ee magaalada Nairobi, oo xaalad nolol xumo laga soo sheegayo.
Danjiraha Somalia u fadhiya Kenya Mohamed Ali Nur ay aka mid ahaa mass’uuliyiintii ka qeybgashey kulankii shaley dhexmarey wasiirrada arrimaha gudaha ee Somalia iyo Kenya.
Daud Aweis ayuu khadka telefonka ugu warramey. Waxaana uu ugu horeyn ka waramaya sida ay haatan tahay xaaladda dadkaasi Soomaaliyeed ee xiran.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:12 0:00

XS
SM
MD
LG