Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Somalia oo Baydhabo Booqday


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay magaalada Baydhaba, waxaana safarkiisa ku weheliya Wasiirro ka tirsna xukuumadda oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Dekedaha iyo Khayraadka Badda iyo Warshadaha Yusuf Macalim Amiin iyo Aadan Maxamed Nuur "Saransoor" iyo xubno kale oo ka mid ah dawladda. Dhinaca kalena mid ka mid ah labada maamul ee laga dhisay magaalada oo ah Maamulka Lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay ka warqabeen booqashada Madaxweynaha laguna soo wargeliyey. Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka ee Baydhaba kula xidhiidhay Madaxweyne Ku xigeenka maamulkaas Maxamud Sayid Aadan, waxayna ugu horrayn weydiisay inay la kulmeen madaxweynaha.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:18 0:00


XS
SM
MD
LG