Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqayn: Gulufka ka dhanka ah al Shabaab


Dawladda Soomaaliya iyo hawlgalka AMISOM ayaa soo dhoweeyey magaalooyinka dheeraadka ah ee laga qabsadaya ururka al-Shabab, balse dhinaca kale waxaa khubaradu ay ka digayaan in awooddii milatari ee ururka al-Shabab aysan fari ka qodnayn.

Laanta af Soomaaliga ee VOA ayaa diyaarsiay Falanqayn gaar ah oo ku saabsan awoodda u sii hadhay ay al Shabaab ka dib markii laga qabsaday 10 magaalo oo qaarkood ay muddo badan ka talinayeen.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso falanqayntaasi oo dhamaytirsan, waxaana soo diyaariyay Haaruun Macruuf.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00
XS
SM
MD
LG